farhanabdi.com

Farhan Abdi

Farhan Abdi

No-Coding: Saameynta Uu Ku Leeyahay Casrigaan Tiknoolajiyada

Maalmahan waxaad maqashaa dad dhisanaya website, app, ama automation shaqo – iyagoo aan waligood baran “coding”.Tani waa waxa loo yaqaan No-Coding — hal-abuurnimo cusub oo beddeleysa sida tiknoolajiyada loo sameeyo. Waa Maxay No-Coding? No-coding waa hab lagu sameeyo barnaamijyo, websites,…

Mustaqbalka Xogta (Data): Sidee Ayey U Beddeli Doontaa Dunida?

Xogta (data) maanta waa waxa loo yaqaan “shidaalka cusub ee dunida”. Shirkadaha waaweyn, dowladaha, iyo xitaa app-yada yar-yar waxay ku tiirsan yihiin xog si ay u go’aansadaan wax kasta: suuq-geynta, caafimaadka, amniga, iyo siyaasadda. Laakiin mustaqbalka xogtu ma aha kaliya…

Tariikhda Teknoolajiyada: Safarka Dunida Beddelay

Teknoolajiyadu waa xoogga ugu weyn ee horumarka aadanaha. Laga soo bilaabo maalintii uu bini’aadamku sameeyay qalabkii ugu horreeyay ee isgaarsiinta, ilaa maanta oo Artificial Intelligence (AI) iyo internet-ka ay noqdeen laf-dhabarta nolosheena, safarka teknoolajiyada waa mid cajiib ah. Qoraalkan waxaan…

Sidee AI U Bedeli Doontaa Mustaqbalka Dhow?

Dunida maanta waxay maraysaa xilli ay isbedello waaweyn ka socdaan dhanka teknolojiyadda, gaar ahaan dhinaca(AI). Waxaa muuqata in AI aysan mar dambe noqonin fikrad keliya lagu xuso filimada ama cilmi-baarisyada, balse ay noqotay qayb dhab ah oo nolosha maalinlaha ah…