farhanabdi.com

Farhan Abdi

Farhan Abdi

Sidee AI U Bedeli Doontaa Mustaqbalka Dhow?

Dunida maanta waxay maraysaa xilli ay isbedello waaweyn ka socdaan dhanka teknolojiyadda, gaar ahaan dhinaca(AI). Waxaa muuqata in AI aysan mar dambe noqonin fikrad keliya lagu xuso filimada ama cilmi-baarisyada, balse ay noqotay qayb dhab ah oo nolosha maalinlaha ah…